Category: Wararka Maanta

  • Villa Somalia: Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

    Villa Somalia: Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

    Muqdisho (HAN) September 13, 2020. Public Diplomacy and Regional. Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku qabsoomtay Villa Soomaaliya waxa uu xilka kala wareegay Agaasimihii horey u hayey xilkaas Mudane Cabdirisaaq Xuseen Aadan (Caato). Agaasime Cabdinuur…

  • Somalia: Madaxwaynaha Puntland  Saciid Deni 2019

    Somalia: Madaxwaynaha Puntland Saciid Deni 2019

    Garowe (HAN) January 7, 2019. Musharaxa Madaxwaynaha heerka 1aad ee Doorasahada Puntland, oo muujiyay mustaqbal Soomalida iyo shacbiga Puntland. waakan hadalkii saldhiga u ahaa Doorashadiisa. Khudbada Musharax Saciid Deni:- Bismillaahi, Mahad oo dhan Eebbe ayay u sugnaatay, Naxariis iyo Nabad-gelyana hagaarto Suubahanaheenii Maxamed (SCW). Guddoonka Golaha Wakiiladda, Xubnaha Golaha, Musharaxiinta iyo dhammaan marti sharafta kulankaan fadhida,…

  • Ma Guulaysan Karaa Dr. Cali Ciise?

    Ma Guulaysan Karaa Dr. Cali Ciise?

    Garowe (HAN) January 2nd, 2019. Dr Cali Ciise Cabdi oo ah khabiir dhanka dhaqaalaha iyo horumaruinta, kana tirsanaa G8 ee maamulka Khaatumo, ayaa todobaadkna Puntland ku dhawaaqey inuu isu soo taagey tartanka xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland ee doorashada 2019 Faaladan hoose ee Musharraxnimada Dr. Cali Ciise Cabdi Xilka Madaxweynaha DG Puntland. waxaa Qoray. Dr. Culusow. Tartanka doorashada xilka Madaxweynaha Dowlad…

  • Daawo Sarkaal Al-Shabaab iyo Sir Culus uu ka Sheegay Qaraxii

    Daawo Sarkaal Al-Shabaab iyo Sir Culus uu ka Sheegay Qaraxii

    Mogadishu (HAN) October 30th. 2017 – Public Diplomacy and Regional Stability Initiatives News.  Daawo Sarkaal Shabaab kasoo Baxsaday oo Sir Culus ka sheegay Qaraxii Zoobbe. Gacantii maroodiga ninkaan galab kasiidaayay, Asna gawska libaax igu ridaan gacalka moodaayay Nin kii markuu geedka kori aan bari gantaalayay. Asagana laanta ila goynayaan gacalkay moodaayay Daawo Sarkaal Al-Shabaab kasoo Baxsaday…

  • Shanta Sababood ee Looga badalay Sanbaloolshe NISA

    Shanta Sababood ee Looga badalay Sanbaloolshe NISA

    Mogadishu (HAN) October 30th. 2017 – Public Diplomacy and Regional Stability Initiatives News.  Tixraaca Qoraalkii  Washington Post iyo Sirta Turkiga e Xiriirka Sanbaloolshe iyo Imaaraadka ayaa salka ku haysa, in si degdega looga qaado Xilka, maadama lagu tuhmay inuu xiriir la sameeyay Ra’isal wasaarihii hore Cumar cabdirashiid. Dhinaca kale, wuxuu door ku lahaa, Madaxwaynaha Hirshabeele…

  • General Ereg iyo Direyska Hay’ada Sirdoonka Soomaaliya NISA

    General Ereg iyo Direyska Hay’ada Sirdoonka Soomaaliya NISA

    Mogadishu (HAN) October 30th. 2017 – Public Diplomacy and Regional Stability Initiatives News. General Ereg iyo Direyska Hay’ada Sirdoonka Soomaaliya NISA, oo uu ku tilmaamay mid sahashay inay waddada Shabeele ee aad loo feejigan yahay in maleeshiyadu si sahal ah ku maraan. Shantii nin ee weeraray hotel Naasa-hablood 2 ayaa watay Kaararka aqoonsiga nabadsugida iyo Direyska…

  • Ciidanka Militariga Somaliya oo guluf culus ka wada Gobolka Shabellaha Dhexe (SAWIRRO)

    Ciidanka Militariga Somaliya oo guluf culus ka wada Gobolka Shabellaha Dhexe (SAWIRRO)

    Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa waxay saacadihii ugu dambeeyay Gobolka Shabellaha Dhexe, ay ka wadeen guluf militari oo ka dhan ah Ururka Al Shabaab, ka dib dagaalkii lagu hoobtay ee Axadii ka dhacay Deegaanka Runirgood. Saraakiisha Militariga Somaliya, ayaa waxay bilaabeen inay culeys wayn saaraan Shabaabkii shalay dib ula wareegay gacan ku haynta Deegaankaasi. Dhaq dhaqaaqyadan,…

  • Madaxweynaha Galmudug oo kormeer ku tagay Xerada Ciidamada ee qeybta 21aad

    Madaxweynaha Galmudug oo kormeer ku tagay Xerada Ciidamada ee qeybta 21aad

    MOGADISHU (HAN) Febraayo 2. 2016 – Public Diplomacy and Regional Stability Initiatives News. Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa shalay kormeer ku tagay xerada ciidamada xoogga dalka qeybta 21aad ee duleedka magaalada Cadaado, halkaasoo ciidamada si KMG ah u degan yihiin. Kormeerka Madaxweynaha Galmudug Wasiirka Amniga Galmudug iyo mas’uuliyiin kale, waxaana ay Ciidamada kula dar daarmaan…

  • Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka wada hadlay arrimaha Amniga

    Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka wada hadlay arrimaha Amniga

    MOGADISHU (HAN) Febraayo 2. 2016 – Public Diplomacy and Regional Stability Initiatives News.  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa, ee xarunta dalka Itoobiya. Labada hoggaamiye ayaa ka wadahadley xiriirka labada dal, iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, arrimaha bulshada iyo kaabeyaasha dhaqaalaha.…

  • Diyaaradda Daallo oo si deg Deg ah ugu Degtay Garoonka Muqdisho, Kadib Dab Qabsaday

    Diyaaradda Daallo oo si deg Deg ah ugu Degtay Garoonka Muqdisho, Kadib Dab Qabsaday

    MOGADISHU (HAN) February 2.2016 Diyaaradda Daallo Airlines ayaa deg deg ugu soo degtay garoonka diyaaradaha Muqdisho, kadib markii uu dab qabsaday, xilli ay hawada ku jirtay, waxaana warar kala duwan ka soo baxayaan waxa sababay cilada. Wararka ayaa sheegaya in diyaarada oo muddo nusa saac ah hawada ku jirtay, isla markaana uu dab qabsaday. Qaar ka…

css.php