Category: Wararka Maanta

  • Somaliland: Siilaanyo "Ku biiri meyno Soomaaliya, heshiiskasna ma jiro"

    Somaliland: Siilaanyo "Ku biiri meyno Soomaaliya, heshiiskasna ma jiro"

    Hargeysa (HAN) July 8, 2015 – Weedh Siyaasadeedka Maanta iyo Xisbiyada Soomaliland. Soomaaliland ayaa meesha ka saaray inuu jiro heshiis burinaya qorshihii ay ku doonayeen inay Soomaaliya ka go’aan oo ay noqdaan dowlad madaxbanaan,sida waxaa sheegay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliland. Qoraallo sir ah oo u dhawaan baahiyay webseedka Wikileaks ayaa muujiyay heshiis qorsoodi…

  • Somali: Warbixin Siyaasadeedka Omar Cabdirashiid ee Qurbajoogta

    Somali: Warbixin Siyaasadeedka Omar Cabdirashiid ee Qurbajoogta

    Washington (HAN) June 13, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Ra’isal Wasaaraha Somalia oo qurbajoogta dibada uga warramay xaalada Dalka.  Ra’isal Wasaaraha Somalia oo qurbajoogta dibada uga warramay xaalada Dalka Gollaha Soomalida Qurbajoogta ee Gorfaynta Siyaasadda Iyo Arrimaha Somaliya ee 88 ayaa Ra’isal wasaaraha Somaliya, Omar Abdirashiid Cali Sharmaarke ka waraystay arrimo badan oo ay kamid yihiin…

  • Somali: Kenya oo Sheegtay Sheikh Maxamed Umal Yahay Al-Shabaab

    Somali: Kenya oo Sheegtay Sheikh Maxamed Umal Yahay Al-Shabaab

    Garissa (HAN) April 14, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo weerarkii garissa ee lagu eedeeyay Sheikh Maxamed Umal, inuu yahay Al-Shabaab (Ururka Gummadka Ummada Somaliyeed). Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxa uu ka mid noqday 86 qof oo Arbacadii, ay Dowladda Kenya xanibtay akoonadii ay ku lahaayen Bankiyada Kenya ku yaala. Sheekh Umal wuxuu si xoogan uu u…

  • Somali: Weerarkii Xarunta Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Mogadishu

    Somali: Weerarkii Xarunta Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Mogadishu

    Mogadishu (HAN) April 14, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo weerarkii Xarunta Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Mogadishu.  Weerarkii Xarunta Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare oo ku taala Isgoyska Zoope ee Degmada Hodan ee Magaalada Xamar, ayaa waxaa weerarka uu ku bilowday gaari miinaysan oo qarxyo laga soo buuxiyay, waxaana alaabka danbe ee gudaha daqiiqado ka…

  • Somali: Danta Diplomasiyada Boqortooyada Norway Haatan ka leedahay Soomaliya

    Somali: Danta Diplomasiyada Boqortooyada Norway Haatan ka leedahay Soomaliya

    Mogadishu (HAN) March 21, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Danjiraha cusub ee Boqortooyada Norway, Ambassador Victor Conrad Rønneberg. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub ee Boqortooyada Norway u fadhin doona Soomaaliya, Daljire, Victor Conrad Rønneberg. Madaxweynaha ayaa Boqortooyada Norway uga mahadceliyey talaabada ay danjirahan cusub ugu…

  • Somali: Tobanka Qodob Siyaasadeed iyo Bulsheed ee Hortaagan Higsiga 2016

    Somali: Tobanka Qodob Siyaasadeed iyo Bulsheed ee Hortaagan Higsiga 2016

    Qatar (HAN) March 21, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Talaabooyinka Hortaagan Higsiga 2016. Iyada oo Ra’salwasaarihii 3aad ee dawlada faderaalku ku hawlan yahay socdaalka Qadar, ayaa waxaa muuqda dal-daloolo, taako ku ah maamulka iyo maaraynta higsiga, si cadna uga dhex muuqda dawlada iyo dawladnimada Soomaliyeed, waxaana ka mid ah:  Caga-jiidka Hay’adaha amniga iyo AMISOM ee ka…

  • Somali: Weedhaha Diplomasiyada iyo Diplomasiyada Sweden ee 2016

    Somali: Weedhaha Diplomasiyada iyo Diplomasiyada Sweden ee 2016

    Xamar (HAN) March 18, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo cilaaqaadka  Arrimaha Dibada ee Sweden. Wasiir kuxigeenka A Dibadda Ahmed Ali Kadiye oo qaabilay Safiirka Sweden u qaabilsan Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Nairobi. Ujeedada Sweden iyo danta ay xilligan ay ka rabto Soomaliya, waa inay soo celiso qaxootiga Soomaliyeed ee aan dhalashada qaadan iyo danbiilayaasha kujira jeelasha…

  • Somali: Weedhaha Diplomasiyada iyo Cali Maxamad Geedi, Himmilada 2016

    Somali: Weedhaha Diplomasiyada iyo Cali Maxamad Geedi, Himmilada 2016

    London (HAN) March 18, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Cali Maxamad Geedi. Weedhaha Diplomasiyada iyo Cali Maxamad Geedi, oo ka hadlaya taariikh siyaasadeedkii dawladihii kumeel-gaadhka ahaa, iyo himmilada 2016. Waxaa kale oo uu sheegay waxa maanta looga baahan yahay siyaasiyiinta Soomaliyeed iyo inay ka faa’iidaystaan qaladaadkii isaga iyo cabdullahi Yusuf. Hadalo siyaasadaysan iyo aragtiyo fikiro kala duwan…

  • Somaliland: Wasiir Samaale oo Kadigay Khilaaf-Abuurka Siyaasiyiinta Soomalida Maant

    Somaliland: Wasiir Samaale oo Kadigay Khilaaf-Abuurka Siyaasiyiinta Soomalida Maant

    Hargeysa (HAN) March 15, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Wasiir Samaale. Siyaasiga Samaale wuxuu si cad daaha uga rogay, qaabka iyo waaqa runta ah ee dhexyaala siyaasinta Somalida maanta iyo sababaha salka ay ku hayso. Wasiir Cabdicasiis Samaale oo qisadii Nebi Yusuf (CS) iyo Walaalihiis ku metalay xil ka qaadistiisi, wasiirka maaliyada. khilaafka soo laab-laabta ee…

  • RA'ISALWASAARIHII HORE, MUDANE ABDIWALI SHEIKH AXMED 00 KU BIIRAY XISBIGA AL-ISLAAX

    RA'ISALWASAARIHII HORE, MUDANE ABDIWALI SHEIKH AXMED 00 KU BIIRAY XISBIGA AL-ISLAAX

    Nairobi, March 14, 2014 – Wargayska Xog-waran ee dhaqdhaqaaqa siyaasiyiinta Soomaalida. Warar lagu kalsoonyahay ayaa cadeeyay, In Ra’iisul wasaarahii hore, Muddane Abdiwali Sheikh Axmad, uu si qarsoodiya ugu biiray Ururka Al-islaax, horrantii bishii December 2014, muddadii uu loolan siyaasadeedka ugu jiray, in cod kalsooniya uu ka hello barlamaanka Federalka Soomaliyeed. Kulankaa qarsoodiga ahaa iyo ku…

css.php