Mogadishu (HAN) October 30th. 2017 – Public Diplomacy and Regional Stability Initiatives News.  Daawo Sarkaal Shabaab kasoo Baxsaday oo Sir Culus ka sheegay Qaraxii Zoobbe.

Gacantii maroodiga ninkaan galab kasiidaayay,
Asna gawska libaax igu ridaan gacalka moodaayay

Nin kii markuu geedka kori aan bari gantaalayay.
Asagana laanta ila goynayaan gacalkay moodaayay

Daawo Sarkaal Al-Shabaab kasoo Baxsaday oo Sir Culus ka sheegay Qaraxii Zoobbe, una waramay TV ga Ismaamulka Koonfur-Galbeed (SW).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here