Somaliya: Yusuf Garaad iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online

Somalia (HAN) – March 19, 2014 -Taxanaha 2aad – Aan xujeeyo Madaxda cusub ee Gobolka Banaadir oo ay ahayd in aan dooranno, laakiin uu noo dooray Madaxweynaha, oo isaga ay noo dooreen Xubnaha Baarlamaanka ee aan la dooran, laakiin ay noo xuleen Madax Dhaqameedka Soomaaliyeed. Hadda waan idin taageersan ahay, laakiin waxaan taageeradeyda sii kordhin doonaa haddii aad beenisaan, weliba waa car haddii aad beenisaan “Gobolku gaabi maa, gadaal u laaba maa, geedkaasna gaari maa”. Ballantewnnu waa wax qabad.

Sawirka Maanta (https://www.facebook.com/yusuf.garaad): General Garaad waxaan wada joognay Berbera 1990 isaga oo ah Taliyaha Booliiska Berbera. Anigu waxaan ka shaqeynayay samafal. Maanta ayaan Muqdisho isku aragnay.


Sources: HAN & Geeska Afrika Online (1985-2014), The oldest free independent Free Press in IGAD region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations in the Middle East and East African regions. Contact at  news@geeskaafrika.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link