Somaliland: Booqashadii Taariikhiga ahayd ee Siilaanyo Ku Tagay Qabrigii sheekh Isxaaq Binu Axmed

Maydh (HAN) March 18, 2014 – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo, Marwada Koowaad ee dalka iyo Labadiisa hablood ayaa galabta si gaar ah u booqday qudbiga iyo qabriga sheekh Isxaaq Binu Axmed, halkaaso madaxweynaha iyo qoyskiisu ay Qabriga sheekha iyo Qabuuraha ku xeerar ay uga soo duceeyeen. Sidoo kale weftiga wasiirada ayaa iyaguna mar gaar ah booqday kadib markii madaxweynuhu kasoo baxay qudbiga.

Booqashada qabuuraha dabadeed ayaa weftigu si toos ah uga anbabaxeen dhinaca magaalada Ceergaabo iyagoo ka dhaadhici doona wadada TABCA ee dul marta laagaga joogoodu ka sareeyo lixda kun ee fiit.


Sources: HAN & Geeska Afrika Online (1985-2014), The oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including  Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara,  Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations  in the Middle East and East African regions. Contact at news@geeskaafrika.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link