Somalia: Yusuf Garaad iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online

Mogadishu (HAN) March 17, 2014 – Siyaasadda Soomaaliya waxaad mooddaa sidii kubbadda cagta ee sharadka loo yaqaan ama lacagta lagu kala helo. Laakiin ay cayaarayaan cayaartooy aan is aqoon, midab ay isku gartaanna aan loo sameyn. Garsoore iyo Goolhaye aan lahayn. Cayaartooy kastana ay la tahay in haddii uu goolka dhaliyo uu isagu ku guuleysanayo lacagta sharadka loo dhigtay oo dhan. Cayaartooydaas, oo aan qaar badan is naqaan, kuma arag kuwo faraxsan. Sidoo kale, daawadayaashu wey saluugayaan cayaarta socota iyo qaabka loo cayaarayaba.

 


Sources: HAN & Geeska Afrika Online (1985-2014), The oldest free independent Free Press in IGAD region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations in the Middle East and East African regions.


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link