Somalia: Abdullahi Osman iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online

Mogadishu (HAN) March 21, 2014 – Golaha Ammaanka ee qaramada midoobey (United nations Security Council)  oo xayiraadii ka qaaday Gudoomiyihii Shirkadii Al Barakaat Sheikh  Axmed Nuur Cali Jimcaale, 11kii, March, 2014.  Sheikh  Axmed Nuur Jimcaale ayaa wuxuu hogaamiye wax weyn kusoo kordhiyey ganacsiga Soomaaliyeed, shaqo u aburida, isla markasna aasaasay shirkadii ugu horeeysey ee saamileey Shareholders) Soomaaliyeed aay wax ku yeeshaan. Waxaa wax aad loogu farxo ah in xoriyadiisi uu helay, taasoo ka maqneyd mudo ka badan 12 sano.

Sidaasi Oo kale bahda HAN & Geeska Afrika Online (1985 -2014), waxay hanbalyo u diraysaa Sheikha oo wax-wayn ku soo kordhin doona Isbadalka Nolol iyo rajo doonka shacbiga Somaliyeed iyo waliba shuucba Geeska Afrika.

Abdullahi Osman, Hormuud Telecom Foundation Company, Mogadishu, Somalia

 

ources: HAN & Geeska Afrika Online (1985-2014):  The oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations  in the Middle East and East African regions. Contact at  news@geeskaafrika.com

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link