Somali: Tarsan "Anagu wadankeenii waan burburiney"

Xamar (HAN) March 7, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Tarsan. waxaa qoray Taran. Somaali hadaan nahay waxaan aad u jecelnahay in aan ku raaxeysano wadan dad kale dhisteen oo ay quruxsadeen.

Maxaa noo diidey in aan nabad ku noolaano

 

Waxaan jecelnahay in aan isku masawirno meel ay ummadu hagaajisey oo ay nadiifisey. Anagu wadankeenii waan burburiney, waxba ma qurxin naqaano, meel kasta oo naloo qurxiyana waan wasaqeynaa, waana burburinaa.

Waxaan nahay ummad isla qabweyn oon waxba qabsankarin. Anaga oo webiga jiinkiisa saaran oo wax kasta ood dhulka ku tuurto ay miro dhalahayaan ayaan gacmaha inta aan kor u taagno ayaan u yeeranaa heyadaha gargaarka bixiya.


The Geeska Afrika Online is Free government-funded. HAN (Horn of Africa newsline) shapes its editorial policy free from political and commercial influence.


Geeska Afrika Online (1985 -2015) – The International Gateway news and views about the Horn of Africa (Ethiopia, Eritrea, Somalia, Somaliland, Sudan, South Sudan, Djibouti, Kenya and Uganda), the best IGAD news and information Online Site for the last 30 Years.

HAN & Geeska Afrika Online (1985-2015), the oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations in the Middle East and East African regions. Contact at news@geeskaafrika.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link