Somali: Kenya oo Sheegtay Sheikh Maxamed Umal Yahay Al-Shabaab

Garissa (HAN) April 14, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo weerarkii garissa ee lagu eedeeyay Sheikh Maxamed Umal, inuu yahay Al-Shabaab (Ururka Gummadka Ummada Somaliyeed).

Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxa uu ka mid noqday 86 qof oo Arbacadii, ay Dowladda Kenya xanibtay akoonadii ay ku lahaayen Bankiyada Kenya ku yaala.

Sheekh Umal wuxuu si xoogan uu u beeniyay eedeymaha kaga yimid Dowladda Kenya, wuxuuna tilmaamay inay tani muujineyso fashilka Hay’adda Sirdoonka Kenya. Balse wararka sirdoonka ayaa sheegay in Lacagta Al-Shabaab ee Kenya iyo maalgalinta hawlaha Al-Shabaab inuu isagu gacanta ku hayo. Waxaa dib loo tixraacay sababta maalkiisu, u kordhay si aan caadi ahayn, tobankii sanno ee tagay.

Wararka Hay’ada nabadsugidda Kenya.

Photo: Annliny Linet Maish Thanks Mr President God bless u forever.


HAN & Geeska Afrika Online (1985-2015), the oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations in the Middle East and East African regions. Contact at news@geeskaafrika.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link