Qaab Diplomasiyadeedka Cusub ee Hab-dhaqanka wadahadalka Federalka iyo Somaliland

Djibouti (HAN) March 4, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Habka cusub ee wadahadalka Federalka Soomaliya iyo Xukuumada Somaliland.

Wadahadal laba wafdi oo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland ku dhex mari lahaa Istanbul ayaa furmi kari waayay ka dib markii ergada Somaliland ay ku adkeysatay in aanay hor fariisaneyn Xubno sare oo ka tirsan wafdiga Soomaaliya oo degaan ahaan la yiri waxay ka soo jeedaan Soomaliland.

Labada wafdi waxay dib ugu laabanayaan Muqdisho iyo Hargeysa si ay wadatashi ula sameeyaan Madaxdooda.
Illo diplomasiyadeed lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya, in wadahadalku qaadan doono, qaab cusub oo waxtar u leh, daadahaynta siyaasada labad dhinac iyo u adeega shacbiga soomaliyeed.


 

The Geeska Afrika Online is Free government-funded. HAN (Horn of Africa newsline) shapes its editorial policy free from political and commercial influence.


Geeska Afrika Online (1985 -2015) – The International Gateway news and views about the Horn of Africa (Ethiopia, Eritrea, Somalia, Somaliland, Sudan, South Sudan, Djibouti, Kenya and Uganda), the best IGAD news and information Online Site for the last 30 Years.

HAN & Geeska Afrika Online (1985-2015), the oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations in the Middle East and East African regions. Contact at news@geeskaafrika.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link