Kenya: Abdulkadir Mursal (Shabakada) iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online

Nairobi (HAN) March 18, 2014 – Gabadh Kenyan ah oo orodyahan, lana yidhaahdo Pamela Lisoreng (25 Jir) ayaa geeriyootay. Waxaa la sheegayaa Lisoreng iney dhulka ku dhacday xilli ay ku jirtay tababar dabadeena geeriyoota. Xiriirka cayaaraha fudud ee Kenya ayaa ka naxay geeridaas iyadoo Pamela ka mid ahayd xiddigaha billahadaha u soo hooya waddanka Kenya.

Dhinaca kale Weedh uu Murasl baahiyay ayaa sheegaysa in Sanadguurada 1aad ee Shabakadda 2013 ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shabakaddan waxay kulmisaa 19 Fm ee ka shaqeeyaa dhamaan gobollada Soomaaliya. Fm yadaas waxay kala yihiin:

1- Radio Daljir, Puntland
2- Radio Codka Nabadda – Voice of Peace – Puntland
3- Radio Codka Mudug, Gaalkacyo
4- Radio Codka gobollada Dhexe, ee Cadaado
5- Radio Galagadud ee Guri ceel
6- Radio Caabud-waaq, Caabubwaaq
7- Radio Hiraanweyn, Beletweyn
8- Radio Jawhar, Jawhar
9- Radio Bayadhabo, Baydhabo
10- Radio Xurmo ee Muqdisho
11- Radio Kulmiye , Muqdishu
12- Radio Mustqbal, Muqdishu
13- Radio Gool, Muqdisho
14- Radio Kasmo, Muqdisho
15- Radio Iftin, Muqdishu
16- Radio Warsan, Baydhabo
17- Radio Wadaag, Muqdisho
18- Radio Risaala, Muqdisho
19- Radio Star Fm

Abdulkadir Mursal (Shabakada) Senior Editor at Radio Ergo – IMS, Senior Editor at Radio IRIN/UNOCHA and Director at Radio Mogadishu

Sources: HAN & Geeska Afrika Online (1985-2014):  The oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations  in the Middle East and East African regions. Contact at  news@geeskaafrika.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link