Category: Wararka Maanta
Somalia: Saciid Nabadoon iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online
Mogadishu (HAN) March 28, 2014 – Xamar waxaan kula kulmay taageerayaasha Somaliland, Puntland, Khatumo, Awdal, Galmudug, Xibin iyo Xeeb, Juba iyo maamulka lixda gobol iyo tan sadexda gobol ee Baydhabo. Shaqsi kastaana wuxuu si cad u taageerayaa wuxuu aaminsan yahay waxaana aniga ay ila tahay waa arrin nagu cusub iyadoo aan leys leyneyn ama la…
Somalia: Abdullahi Osman iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online
Mogadishu (HAN) March 21, 2014 – Golaha Ammaanka ee qaramada midoobey (United nations Security Council) oo xayiraadii ka qaaday Gudoomiyihii Shirkadii Al Barakaat Sheikh Axmed Nuur Cali Jimcaale, 11kii, March, 2014. Sheikh Axmed Nuur Jimcaale ayaa wuxuu hogaamiye wax weyn kusoo kordhiyey ganacsiga Soomaaliyeed, shaqo u aburida, isla markasna aasaasay shirkadii ugu horeeysey ee saamileey Shareholders)…
Somalia: Moha Gaana iyo Weedh Muriyeedka Sheikh Nur A. Qasim, Maanta ee Geeska Afrika Online
Afgooye (HAN) March 19, 2014 – Weedh Murtiyeedkii Sheikh Nur A. Qasim “WAAGAAN GABAR AHAAY GAALO WAA IMAAN WEYSAY,HADAANOON GABOOBAY MAXAAN KA GAARAA”. Imikana Tixda Xulashada Todobaadka oo uu inoo tiriyo, Moha M. Gaana (https://www.facebook.com/mmgaana): Nimanyahoow bulshada eega Qubuurahana soo booqda! Inta wiil laxaad beeley Bukaan socodka tiro gooba! Waloon beeni soconeeynin Beelina wax tari…
Somaliland: Booqashadii Taariikhiga ahayd ee Siilaanyo Ku Tagay Qabrigii sheekh Isxaaq Binu Axmed
Maydh (HAN) March 18, 2014 – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo, Marwada Koowaad ee dalka iyo Labadiisa hablood ayaa galabta si gaar ah u booqday qudbiga iyo qabriga sheekh Isxaaq Binu Axmed, halkaaso madaxweynaha iyo qoyskiisu ay Qabriga sheekha iyo Qabuuraha ku xeerar ay uga soo duceeyeen. Sidoo kale weftiga wasiirada ayaa iyaguna mar gaar…
Somaliland: Faysal Cali Waraabe (UCID) iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online
Hargeysa, Somaliland (HAN) March 18, 2014 – Faysal Cali Waraabe Gudoomiya Xisbiga UCID oo maanta dib ugu soo noqday magaalada Hargeisa ayaa Arimo Badan Daboolka ka Qaaday. Ugu Horayn wuxuu ka hadlay Safarkiisa, Dalalka Ethopia, Kenya & Tanzania, Waxyaabihii uu kala soo Hadlay, Wuxuuna sidoo kale Ka hadlay Arimaha Dalka soomaliya iyo Dagaalada Haatan socda.…
Kenya: Abdulkadir Mursal (Shabakada) iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online
Nairobi (HAN) March 18, 2014 – Gabadh Kenyan ah oo orodyahan, lana yidhaahdo Pamela Lisoreng (25 Jir) ayaa geeriyootay. Waxaa la sheegayaa Lisoreng iney dhulka ku dhacday xilli ay ku jirtay tababar dabadeena geeriyoota. Xiriirka cayaaraha fudud ee Kenya ayaa ka naxay geeridaas iyadoo Pamela ka mid ahayd xiddigaha billahadaha u soo hooya waddanka Kenya.…
Somaliya: Yusuf Garaad iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online
Somalia (HAN) – March 19, 2014 -Taxanaha 2aad – Aan xujeeyo Madaxda cusub ee Gobolka Banaadir oo ay ahayd in aan dooranno, laakiin uu noo dooray Madaxweynaha, oo isaga ay noo dooreen Xubnaha Baarlamaanka ee aan la dooran, laakiin ay noo xuleen Madax Dhaqameedka Soomaaliyeed. Hadda waan idin taageersan ahay, laakiin waxaan taageeradeyda sii kordhin…
Somalia: Taliyihii Daraawiishta Puntland ee Gal-gala oo Al-Shaab Toogteen
Garoowe (HAN) March 18, 2014 – Galabnimadii maanta ayaa qarax miino lala beegsaday gaari ay wateen Ciidanka Difaaca Daraawiishta ee Puntland. Qaraxa ayaa ka dhashey khasaare dhimasho iyo dhaawac, waxaana ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka Daraawiishta Puntland ee aaga Galgala Col. Jaamac Siciid Warsame (Afgudud) oo saarna gaadhiga. Taliyaha ayaa dhaawac culus kasoo gaaray qaraxa, waxaana…
Somalia: Yusuf Garaad iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online
Mogadishu (HAN) March 17, 2014 – Siyaasadda Soomaaliya waxaad mooddaa sidii kubbadda cagta ee sharadka loo yaqaan ama lacagta lagu kala helo. Laakiin ay cayaarayaan cayaartooy aan is aqoon, midab ay isku gartaanna aan loo sameyn. Garsoore iyo Goolhaye aan lahayn. Cayaartooy kastana ay la tahay in haddii uu goolka dhaliyo uu isagu ku guuleysanayo…
Somalia: Dr.Abdurahman Baadiyow iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online
Nairobi (HAN) March 18, 2014- Midnimo waa hiraalka (vision) ugu baahi badantahay Somaalida maanta. Midnimada aragtida ayay ka bilabataa. Gaar ahaan, waa in la isla helaa hiraal mideynaya, iskuna dheelli-tiraya fahamka Islaamka oo marjac ah, qaba’ilka aan ka dhalanay oo xaqiiqo ah iyo dawladnimada aan dooneyno oo lagama maarmaan ah. Inta badan, ruuxa Somaaliga ah…