Category: Wararka Maanta

  • Dhaawaca iyo Dilka Saraakiisha  Waaxda Hawada iyo Duullimaadyada Soomaaliya

    Dhaawaca iyo Dilka Saraakiisha Waaxda Hawada iyo Duullimaadyada Soomaaliya

    Xamar (HAN) February 17, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Hanbalyada Ansaxinta Xukuumada. Waxaa Qoray,Yusuf Garaad. Howladeeenno ka tirsan Waaxda Hawada iyo Duullimaadyada Soomaaliya (Civil Aviation) ayaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho. Allah ha u wada naxariisto. Waxaan maqlay in ragga la dilay uu ka mid yahay Allah ha u naxariistee Abuukar Caddaan oo ahaa aqoonyahan, mas’uul…

  • Saamaynta Amniga Badhtama Somaaliya iyo Socdaalka Madaxda Maamullada Baydhabo iyo Puntland ee Addis Ababa

    Saamaynta Amniga Badhtama Somaaliya iyo Socdaalka Madaxda Maamullada Baydhabo iyo Puntland ee Addis Ababa

    Addis Ababa iyo Baydhaba (HAN) February 13, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo iyo Socdaalka Madaxda Maamullada Baydhabo iyo Puntland ee Addis Ababa. Madaxweynaha maamulka Koonfur-Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Shariif Xasan waxaa socdalka Addis Ababa ku waheliya wasiirka amniga Koonfur…

  • Dhanbaalka Weedhaha Diplomasiyada ee  Farah Sheikh Abdulkadir

    Dhanbaalka Weedhaha Diplomasiyada ee Farah Sheikh Abdulkadir

    Xamar (HAN) February 09, 2015 – Weedhaha Diplomasiyada iyo Hanbalyada Ansaxinta Xukuumada. Waxaa Qoray, Muddane, Farah Sheikh Abdulkadir. Hambalyo Madaxwaynaha JFS, Ra’iisul Wasaaraha JFS, Guddoonka baarlamanka, xildhibaanada iyo dhamaan shacabka Soomaliyeed.Waxan ku faraxsanahay in cod aqlabiyad ah lagu ansixiyay Golaha wasiirada ee Xukuumadda oo ay horyaalaan wajjbaad aad u wayn oo ay ka midyihiin: Xasilinta…

  • Maanta iyo Sirta Xildhibaanada Diidan Codaynta ((Daawo)

    Maanta iyo Sirta Xildhibaanada Diidan Codaynta ((Daawo)

    Xamar (HAN) November 24, 2014 – Weedhaha diplomasiyada iyo saamaynta Amniga gobolka. Xildhibaan ka mid ah, xildhibaanada dhibanayaasha ah, ayaa ku Hanjabay in kulanka Maanta qabsoomi-doonin, kuwaasi oo ah Xildhibaanada Ra’iisal Wasaaraha la safan, ay kaga horyimaadeen mooshinka ka dhanka ah Xukuumadiisa.   Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo isna Saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho,…

  • Dilka Sida Gaarka ah loola Beeg sanayo, Aqoonyahanda Dalka ku soo Noqda

    Dilka Sida Gaarka ah loola Beeg sanayo, Aqoonyahanda Dalka ku soo Noqda

    Xamar (HAN) November 19, 2014 – Weedhaha diplomasiyada iyo saamaynta Amniga gobolka. Waxaan shaki lahayn in kooxo si gaara loogu tababa baray dilka aqoon yahanada Soomaalida ee Moqdishu ku soo noqonaya, ay dhex joogaan magaalada moqdishu. Waxaa imikana muuqata, dilka bartil-maameedsan ee Eng Canshuur, oo ah, laf-dhabartii, dib u soo noolaynta billicda Magaalada Muqdishu. Hadaba,…

  • Somaliland: Af-Ganbi Military oo ka dhacay Xaruntii Parlamaanka Somaliland

    Somaliland: Af-Ganbi Military oo ka dhacay Xaruntii Parlamaanka Somaliland

    Hargeysa (HAN) November 15, 2014 – Weedhaha diplomasiyada iyo saamaynta Amniga gobolka Qoraal uu Cirro u soo gudbiyay Geeska Afrika Online, ayuu ku sheegay: Waxaan Tacsi tiiraanyo leh udirayaa ehelkii dadkii ku dhintay Burco iyo kuwii ku dhaawacmay oo ahaa shacab aan hubaysnayn oo fikirkooda ku taageeraya Golaha shacabka ee Wakiilada oo xukuumadda Kulmiye isku…

  • Sirdoonka Ethiopia iyo Sababtii Dr. Cali Khaliif looga saaray Addis Ababa

    Sirdoonka Ethiopia iyo Sababtii Dr. Cali Khaliif looga saaray Addis Ababa

    Addis Ababa (HAN) November 05, 2014 – Weedhaha diplomasiyada iyo saamaynta Amniga gobolka. By. Faisal Roble. Sadexda qaybood ee iigu laaban warbixintaydii koobnay eek u saabsaneed socdaalkii aan Addis Ababa ugu tagey si aan uga qayb galo shire waynihii ku saabsanaa arimaha federalimska Xalka Soomaaliyaiya, waxay kala yihin sidatan: Dr. Cali Khaliif  (isaga oo ahaa Prime…

  • Ujeedada Weedha Danjire Nicholas Kay oo Dhirbaaxo ku ah Nidaamka Diplomasiyada

    Ujeedada Weedha Danjire Nicholas Kay oo Dhirbaaxo ku ah Nidaamka Diplomasiyada

    Mogadishu (HAN) November 05, 2014 – Weedhaha diplomasiyada iyo saamaynta Amniga gobolka. Wakiilka QM ee Somalia, danjire Nicholas Kay ayaa qoraal cadho kujirto oo uu soo saaray  ku sheegay inuu ka walaacsan yahay xaalada siyaasadeed ee u dhexeeysa madaxda dalka, kaasoo uu ku tilmaamay inay khatar weyn ku tahay dadaalka dalku ugu jiro inuu gaaro…

  • Somalia: Hoggamiye u-bisil Diplomasiyada Gobolka iyo Nabadaynta Ummada

    Somalia: Hoggamiye u-bisil Diplomasiyada Gobolka iyo Nabadaynta Ummada

    Mogadishu (HAN) August30, 2014 – By. Ilyas Mohamed Abdulkarim. Aragtida Diplomasiyada iyo Amniga Gobolka Geeska Afrika. Wasiir Farah Sheikh Abdulqadir, oo ka dhashay una dhashay u’adeega ummada,  waa muwaadin jecel in somaliya midnimadeeda sharafteeda iyo karaamadeedda soo laabato  aad ayaanu ugu hablayeeynaynaa aqoonta uu u leeyahay dib u heshiisiinta soomaaliya, oo maanta ay ka muuqato,…

  • Somalia: Cilmi-baadhis Awoodii Qaybtii 26aad ee Ciidankii Qaranka Soomaaliya

    Somalia: Cilmi-baadhis Awoodii Qaybtii 26aad ee Ciidankii Qaranka Soomaaliya

    Hargeisa (HAN) May 10, 2014 – By, Osman Abdillahi Sool. Weekly Security and Defence Analysis. Taariikhdu waxbay Hagtaa dadkuna wuu haybiyaa….Waa lagama maarmaan in wax laga ogaado wixii tegay ee Taariikhda galay. Dhalinyarada iyo Jiilka soo kacayana lagu baraarujiyo oo la baro wax yaalihii keenay Halaagii, Xasuuqii iyo burburkii Somaliland iyo Somalia ka dhacay.Ciidankii Somalia ee…

css.php