Category: Wararka Maanta

  • Somali: Madaxwaynaha Federlka Soomaliyeed iyo Qorshaha Laba-kaclaynta  Qaranimo Raadiska

    Somali: Madaxwaynaha Federlka Soomaliyeed iyo Qorshaha Laba-kaclaynta Qaranimo Raadiska

    Xamar (HAN) March 14, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Laba-kaclaynta Qorshaha Qaranka soomaaliyeed. Madaxwaynaha Federalka Soomaliyeed, oo socdaal rasmiya ugu maqan dalka Masar, ayaa soo saaray qaraar ku saabsan, soo cellinta haybada wadanka iyo huffnaanta qorshaha dawlda, ee dib-uhabaynta amniga, dhaqaalaha iyo Soomaliyaynta maamulka dalka. Waxaa uu madax-waynuhu si kooban, talaabooyinkaasi uu sheegay ay ku saabsan…

  • Somali: Qorshaha Cusub ee Al-shabaab ee Iskudirka Saraakiisha Amniga Qaranka soomaaliyeed

    Somali: Qorshaha Cusub ee Al-shabaab ee Iskudirka Saraakiisha Amniga Qaranka soomaaliyeed

    Nairobi (HAN) March 8, 2015– Weedhaha Diplomasiyada Geeska Afrika Online iyo Khalkhal-galinta Amniga Qaranka soomaaliyeed. Wararka sirdoonka Geeska Afrika Online oo lagu kalsoon yahay ayaa ka imanaya, dhinacyada ururka gumaadka ummada Soomaliyeed ee Al-Shabaab, oo imika la soo baxay tabo cusub, si loo hakiyo dadaalka loogu jiro cidhibtirka iyo daahfurka qaabka ay u fuliyaan hawl-galada…

  • Somali: Tarsan "Anagu wadankeenii waan burburiney"

    Somali: Tarsan "Anagu wadankeenii waan burburiney"

    Xamar (HAN) March 7, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Tarsan. waxaa qoray Taran. Somaali hadaan nahay waxaan aad u jecelnahay in aan ku raaxeysano wadan dad kale dhisteen oo ay quruxsadeen. Maxaa noo diidey in aan nabad ku noolaano   Waxaan jecelnahay in aan isku masawirno meel ay ummadu hagaajisey oo ay nadiifisey. Anagu wadankeenii waan…

  • Al-Shabaab: Siyaasada Cusub ee Ururka Gumaadka Ummada Somaliyeed

    Al-Shabaab: Siyaasada Cusub ee Ururka Gumaadka Ummada Somaliyeed

    Kismayo (HAN) March 7, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Siyaasada Cusub ee Ururka Gumaadka Ummada Somaliyeed. Muhamed H. Gentelman Kobaca kooxahaGumaadka Ummada Somaliyeed ee ka dagaalama Soomaaliya waxaa uu soo maray heerar kala duwan kuwaas oo marba ay ku soo biirayeen dhiig cusub iyo fikrada cusub oo ka sii xag jirsan kuwii hore. Biloowgii Islaamiyiinta ku…

  • Qaab Diplomasiyadeedka Cusub ee Hab-dhaqanka wadahadalka Federalka iyo Somaliland

    Qaab Diplomasiyadeedka Cusub ee Hab-dhaqanka wadahadalka Federalka iyo Somaliland

    Djibouti (HAN) March 4, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Habka cusub ee wadahadalka Federalka Soomaliya iyo Xukuumada Somaliland. Wadahadal laba wafdi oo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland ku dhex mari lahaa Istanbul ayaa furmi kari waayay ka dib markii ergada Somaliland ay ku adkeysatay in aanay hor fariisaneyn Xubno sare oo ka…

  • Rugta-Ganacsiga iyo Khalkhalka Ganacsatada Soomalida ee Lacagta Xawaaladaha

    Rugta-Ganacsiga iyo Khalkhalka Ganacsatada Soomalida ee Lacagta Xawaaladaha

    Xamar (HAN) February 24, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Khalkhalka Ganacsatada Soomaliyeed ee Lacagta Xawaaladaha. Waxaa ka socda Rugta Ganacsiga kullan cilmiyeed, looga hadlayo arrin xasaasiya oo Soomaali oo dhan taabanaysa. Lacag ku dhaw 900 Milyan oo dollar oo xawilaada oo sanadkiiba Ameerika  ka imaanayay oo istaagay, ahna wadanka ugu badan ee xawilaadi katimaado Aduunka. GO’AANKII…

  • Cali Khaliif Galaydh oo Xarunta  Villa Soomaaliya kula Kulmay Madaxweynaha

    Cali Khaliif Galaydh oo Xarunta Villa Soomaaliya kula Kulmay Madaxweynaha

    Xamar (HAN) February 24, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galayr oo booqday Villa Soomaliya. Illo xogg-ogaala waxay sheegeen, in Madaxwaynuhu ka gaabsaday hawlo dhawr ah oo uu Dr.Cali Khalif u soo jeediyaya xukuumada Federalka Somaliya, si aan lookala tuurin wadahadalka dhawaan ka dhici doonaa Istanbul, Turkiga ee Soomaliya iyo Soomaliland.…

  • Tacsi iyo Milicsigii dhibaatadii ku dhacday Masuuliyiintii-qaran

    Tacsi iyo Milicsigii dhibaatadii ku dhacday Masuuliyiintii-qaran

    Xamar (HAN) February 22, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo milicsigii dhibaatadii ku dhacday Masuuliyiintii-Qaran. Waxaa Qoray,Muddane Farax Sheikh Abdulqadir. Marka hore waxaan tacsi u dirayaa dhammaan shacab Soomaaliyeed, ehelkii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen Masuuliyiintii-qaran iyo shacbigii lagu xasuuqay masaajidka Central Hotel maalintii jimcaha 20/02/2015. Kuwaasi waxaan filaynaa inay ahaayeen Shahiidiin u dhintay diintooda iyo dalkooda,…

  • Sababta Amni-Darida iyo Khasaarihii Qaraxii Hoteelka Central ee Mogadishu

    Sababta Amni-Darida iyo Khasaarihii Qaraxii Hoteelka Central ee Mogadishu

    Xamar (HAN) February 21, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Khasaaraha Qaraxa muqdishu. Kulan gaara ee dhinaca amniga oo ay yeesheen gollaha Wasiirada ee Somalia isla markaana uu ka qayb galay Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagaga hadlay qaraxii ka dhacay Central Hotel, waxaana warsaxaafadeed kulankaas laga soo saaray lagu sheegay in falkaasi ahaa mid argagixiso.…

  • Ethiopia: Socdaalkii Xasan Sheekh ee Kulankii Sanadguuradii 40aad ee TPLF

    Ethiopia: Socdaalkii Xasan Sheekh ee Kulankii Sanadguuradii 40aad ee TPLF

    Xamar (HAN) February 20, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Sanadguuradii 40aad ee TPLF, Xisbiga talada haya ee Dalka Ethiopia (Garabka ugu tunka wayn – hoggaminta Ethiopia). Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ahaa madaxda caalamiga ee lagu martiqaadey xuskan weyn ee bilowgii dhaqdhaqaaqa isbeddel doonka iyo dimoqraadiyadda Ethiopia, ayaa sheegay in, shacabka reer Ethiopia…

css.php