Maanta iyo Sirta Xildhibaanada Diidan Codaynta ((Daawo)

Xamar (HAN) November 24, 2014 – Weedhaha diplomasiyada iyo saamaynta Amniga gobolka. Xildhibaan ka mid ah, xildhibaanada dhibanayaasha ah, ayaa ku Hanjabay in kulanka Maanta qabsoomi-doonin, kuwaasi oo ah Xildhibaanada Ra’iisal Wasaaraha la safan, ay kaga horyimaadeen mooshinka ka dhanka ah Xukuumadiisa.

gandhi_1
Xildhibaan Gandi iyo rogaal-celiska Taariikhda

 

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo isna Saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu sheegay inaan Baarlamaanka la horkeeni karin mooshinka ka dhanka ah Xukuumada. Haddii kalana wixii dhibaato ah oo ka dhasha, uu masuuliyadeeda uu qaadi doono Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Xildhibaanada ka biyo diiday mooshinka, ayaa waxay ku sheegeen mid ka horimaanaaya Dastuurka, isla-markaana ay iyagu u taagan yihiin ilaalinta sharuucda dalka u degsan.
Waxaa dadku sheegayaan, in xildhibaano ka soo jeeda dalka Dibadiisa ay ku lug-leeyihiin qalalaasaha Shir-Guddoonka, oo u socon la’, si habsami u socod ah. Maxaad ka qabtaa akhriste?


The Geeska Afrika Online is Free government-funded. HAN (Horn of Africa newsline) shapes its editorial policy free from political and commercial influence.


 

The latest updates Follow twitter.com/GeskaAfrika

Geeska Afrika Online (1985 -2014) – The International Gateway news and views about the Horn of Africa (Ethiopia, Eritrea, Somalia, Somaliland, Sudan, South Sudan, Djibouti, Kenya and Uganda), the best IGAD news and information Online Site for the last 20 Years.

HAN & Geeska Afrika Online (1985-2014), the oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations in the Middle East and East African regions. Contact at news@geeskaafrika.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link