Somalia: Saciid Nabadoon iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online

Mogadishu (HAN) March 28, 2014 – Xamar waxaan kula kulmay taageerayaasha Somaliland, Puntland, Khatumo, Awdal, Galmudug, Xibin iyo Xeeb, Juba iyo maamulka lixda gobol iyo tan sadexda gobol ee Baydhabo. Shaqsi kastaana wuxuu si cad u taageerayaa wuxuu aaminsan yahay waxaana aniga ay ila tahay waa arrin nagu cusub iyadoo aan leys leyneyn ama la dirireyn in hotelada looga kala sheekeysto

Dhinaca kale: Waxaan aad uga xumahay xariga ay Itoobiya ku riday dhowr iyo toban sano wariye Soomaaliyeed oo dadbadan ay garanayaan waa C/qadir Maxamed Awees Muudey oo dadka badanaa u yaqaaneen Boqorka Bartamaha. Saciid Nabadoon iyo Weedh Siyaasadeedka Maanta ee Geeska Afrika Online.

 

Sources: HAN & Geeska Afrika Online (1985-2014), The oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations in the Middle East and East African regions. Contact at news@geeskaafrika.com


HAN Bulletin is your independent, online intelligence resource edited and published by the regional political historian, veteran newsman and founder of www.geeskaafrika.com (Geeska Afrika Online 1985 – 2014). Each week he taps his vast network of international intelligence sources to bring you credible insights into geo-political and geo-strategic developments for the Horn of Africa. Contact at nurkafi@geeskaafrika.com (Managing Editor/Publisher)


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link