Somali: Warbixin Siyaasadeedka Omar Cabdirashiid ee Qurbajoogta

Washington (HAN) June 13, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Ra’isal Wasaaraha Somalia oo qurbajoogta dibada uga warramay xaalada Dalka.  Ra’isal Wasaaraha Somalia oo qurbajoogta dibada uga warramay xaalada Dalka

Gollaha Soomalida Qurbajoogta ee Gorfaynta Siyaasadda Iyo Arrimaha Somaliya ee 88 ayaa Ra’isal wasaaraha Somaliya, Omar Abdirashiid Cali Sharmaarke ka waraystay arrimo badan oo ay kamid yihiin maamul u samaynta gobollada dhexe, Gobalada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe, Hawl-galka Higsiga 2016, khilaafka Jubaland, Banaadir, Baydhabo Iyo  dhaqdhaqaaqeeda dawladda Fedelka Soomaliya.

 


HAN & Geeska Afrika Online (1985-2015), the oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations in the Middle East and East African regions. Contact at news@geeskaafrika.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link