Somaliland: Wasiir Samaale oo Kadigay Khilaaf-Abuurka Siyaasiyiinta Soomalida Maant

Hargeysa (HAN) March 15, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Wasiir Samaale. Siyaasiga Samaale wuxuu si cad daaha uga rogay, qaabka iyo waaqa runta ah ee dhexyaala siyaasinta Somalida maanta iyo sababaha salka ay ku hayso.

Wasiir Cabdicasiis Samaale oo qisadii Nebi Yusuf (CS) iyo Walaalihiis ku metalay xil ka qaadistiisi, wasiirka maaliyada.

khilaafka soo laab-laabta ee dhexyaala hoggamiyayaasha maanta ee shakiga iyo beentu burburiso inay si wadajira ugu adeegaan ummadooda iyaga oo gacmaha is haysta.

Si looga hortago dhibka siyaasadaysan ee dhexyaala aqoonyahanda, ganacsatada iyo siyaasiinta Somalida maanta, inay dhagaystaan Qudbadan taariikhiga ah ee runtii si run ah u taabanaysa dhibka maanta ina haysta iyo joogtayn la’aanta hoggan addag oo dhibka innaga saara.

Dhagayso Murtida Siyaasadaysan iyo digniinta Samaale ee 2016:

Barnaamij Gaara -TV –  Xilwareejintii Samaale ee 2015 Taariikh ka tagay:

HAN & Geeska Afrika Online (1985-2015), the oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations in the Middle East and East African regions. Contact at news@geeskaafrika.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link