Somali: Madaxwaynaha Federlka Soomaliyeed iyo Qorshaha Laba-kaclaynta Qaranimo Raadiska

Xamar (HAN) March 14, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Laba-kaclaynta Qorshaha Qaranka soomaaliyeed. Madaxwaynaha Federalka Soomaliyeed, oo socdaal rasmiya ugu maqan dalka Masar, ayaa soo saaray qaraar ku saabsan, soo cellinta haybada wadanka iyo huffnaanta qorshaha dawlda, ee dib-uhabaynta amniga, dhaqaalaha iyo Soomaliyaynta maamulka dalka.

Waxaa uu madax-waynuhu si kooban, talaabooyinkaasi uu sheegay ay ku saabsan yihiin:

  1. 1- Dardar gallinta qorshayaasha dawlada ee ku aadan, isku-xisaabtanka daryeelka askariga, Amniga qaranka iyo muuujinta feejignaanta shaqaalaha dawlada. 
  2. 2- Kalsooni abuurka xidhiidhka ka dhaxeeya ganacsatada Soomaliyeed, shacbiga iyo kaalmaynta dhismayaasha laf-dhabarta dawladnimda, si loo adkeeyo qaranimada.
  3. 3- Kor uqaadka ololaha hanuunita dadwaynaha ee bildhaaminta cadawga ummada Soomaliyeed ee doonaya inuu joogteeyo dulinamada, saboolnimada iyo qaxootimada.

HAN & Geeska Afrika Online (1985-2015), the oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations in the Middle East and East African regions. Contact at news@geeskaafrika.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link