Rugta-Ganacsiga iyo Khalkhalka Ganacsatada Soomalida ee Lacagta Xawaaladaha

Xamar (HAN) February 24, 2015– Weedhaha Diplomasiyada iyo Khalkhalka Ganacsatada Soomaliyeed ee Lacagta Xawaaladaha.

Waxaa ka socda Rugta Ganacsiga kullan cilmiyeed, looga hadlayo arrin xasaasiya oo Soomaali oo dhan taabanaysa. Lacag ku dhaw 900 Milyan oo dollar oo xawilaada oo sanadkiiba Ameerika  ka imaanayay oo istaagay, ahna wadanka ugu badan ee xawilaadi katimaado Aduunka.

GO’AANKII  KASOO BAXAY KULLANKA RUGTA GANACSIGA OO LOO DHANYAHAY:

– xawaaladoo istaagta waa ayadoo umadeena cunaha la qabtay.

– Si wadajir ah in loo gudbiyo guud ahaan Saamaynta ay arrintani ku leedahay Soomaaliya, Soomaalidu meelkasta ay joogto ka qaybgasho.

– In mustaqbalka dhow si xoowli ah loo dardargeliyo Bankiga dhexe, ganacsatudana kaalin ka gaysato

– In sharciyada Xawaalada ee dalka gudihiisa la dhaqangeliyo, caalamkana lagala shaqeeyo sidii loo helli qaab aan dhinacna waxba u dhibayn.

– Hayada sharciyeed/Money Regulatory Body in la unko, lagalana shaqeeyo samaynteeda xukuumada.

– Warqada aqoonsiga/diiwaangelinta dadka in la hirgeliyo, si meesha lacagtu aaday loo hello.

– Guddi ka kooban jaamcadaha soo diyaariyaan dhowaan qoraal sida arrintani saamayn u leedahay iyo talladeeda…..qoraalkaasna ahaado mid lagu midaysan yahay.


 

The Geeska Afrika Online is Free government-funded. HAN (Horn of Africa newsline) shapes its editorial policy free from political and commercial influence.


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link