Somaliland: Af-Ganbi Military oo ka dhacay Xaruntii Parlamaanka Somaliland

Hargeysa (HAN) November 15, 2014 – Weedhaha diplomasiyada iyo saamaynta Amniga gobolka
Qoraal uu Cirro u soo gudbiyay Geeska Afrika Online, ayuu ku sheegay:

Waxaan Tacsi tiiraanyo leh udirayaa ehelkii dadkii ku dhintay Burco iyo kuwii ku dhaawacmay oo ahaa shacab aan hubaysnayn oo fikirkooda ku taageeraya Golaha shacabka ee Wakiilada oo xukuumadda Kulmiye isku dayday inay Inqilaabto.

Baaqa Af-Ganbiga Gollaha wakiilada Somaliland

Wuxuu intaasi ku sii daray, Dhiigaas ku daatay waxaa masuuliyadiisa leh Xukuumadda Kulmiye ee Heshiiskii Guurtida ka baxday ee aan wadanka amnigiisa iyo horumarkiisa aan u-tudheen. Waana Markii u horaysay ee sidan oo kale loola wareego golihii Shacabka ee Wakiilada, Xildhibaanno badanna la xidhxidhay.

 

Wuxuuna ku soo gabagabeeyay:

xukuumadda waxaanu ugu baaqaynaa in lasoo daayo Xildhibaanada Qaran, Weriyayaasha iyo shacabka Sharci-darrada lagu xidhay maanta.
Shacabka waxaan usoo jeedinaynaa inay Nabadda ilaashadaan, maxaa yeelay xukuumadii nabadda lagu ogaa inay ilaaliso ayaa abuuraysa Nabadgelyo-darro.
Waxaa markasta guulaysanaya cidda Sharciga iyo Shacabku la socdaan In-sha-Allaah.

Buuqa iyo Sawaxanka ka Dhacay Golaha wakiilada somaliland

 

Wasiirka amniga iyo Taliyaha Guud ee booliska oo si wada jira uga hadlay Qalalalaasaha


 

The latest updates Follow twitter.com/GeskaAfrika

Geeska Afrika Online (1985 -2014) – The International Gateway news and views about the Horn of Africa (Ethiopia, Eritrea, Somalia, Somaliland, Sudan, South Sudan, Djibouti, Kenya and Uganda), the best IGAD news and information Online Site for the last 20 Years.

HAN & Geeska Afrika Online (1985-2014), the oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations in the Middle East and East African regions. Contact at news@geeskaafrika.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link