Somalia: Hoggamiye u-bisil Diplomasiyada Gobolka iyo Nabadaynta Ummada

Mogadishu (HAN) August30, 2014 – By. Ilyas Mohamed Abdulkarim. Aragtida Diplomasiyada iyo Amniga Gobolka Geeska Afrika.

Wasiir Farah Sheikh Abdulqadir, oo ka dhashay una dhashay u’adeega ummada,  waa muwaadin jecel in somaliya midnimadeeda sharafteeda iyo karaamadeedda soo laabato  aad ayaanu ugu hablayeeynaynaa aqoonta uu u leeyahay dib u heshiisiinta soomaaliya, oo maanta ay ka muuqato, sida uu isugu keenay beelaha Soomaliyeed ee dantoodu isku-midka tahay.

Isukeenka hoggamiyayaasha beelaha gobolada Jubooyinku, waa seeska nabadaynta ummada. Dhawaan socdaalkii America ee Madaxwayne ku-xigaha maamulka Jubooyinka Abdilqaadir (Luga-dheere) ayaa muujiyay in, wadahadal lagu dhamayn doono, dhamaan khilaafka jubooyinka. Kulanka sawirka ka muuqda ayaana maanta saldhig u ah, himmilada jubooyinka iyo dib-udhiska qaranak Soomaliyeed higsigiisa.

 


 

The latest updates Follow twitter.com/GeskaAfrika

Geeska Afrika Online (1985 -2014) – The International Gateway news and views about the Horn of Africa (Ethiopia, Eritrea, Somalia, Somaliland, Sudan, South Sudan, Djibouti, Kenya and Uganda), the best IGAD news and information Online Site for the last 20 Years.

HAN & Geeska Afrika Online (1985-2014), the oldest free independent Free Press in the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara, Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations in the Middle East and East African regions. Contact at news@geeskaafrika.com

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Somalia: Hoggamiye u-bisil Diplomasiyada Gobolka iyo Nabadaynta Ummada”

  1. hasan sheikha ahmed

    faarx abdulaadir waxaan leeyahay maansha alaah garabkaada alaah ha galo waxaad tahay qofka kaliyah somali bad baadin karo alaah haku garab is taago ayaan leeyahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

css.php
Share via
Copy link