Somalia: Moha Gaana iyo Weedh Muriyeedka Sheikh Nur A. Qasim, Maanta ee Geeska Afrika Online

Afgooye (HAN) March 19, 2014 – Weedh Murtiyeedkii Sheikh Nur A. Qasim “WAAGAAN GABAR AHAAY GAALO WAA IMAAN WEYSAY,HADAANOON GABOOBAY MAXAAN KA GAARAA”. Imikana Tixda Xulashada Todobaadka oo uu inoo tiriyo, Moha M. Gaana (https://www.facebook.com/mmgaana):

Nimanyahoow bulshada eega
Qubuurahana soo booqda!

Inta wiil laxaad beeley
Bukaan socodka tiro gooba!

Waloon beeni soconeeynin
Beelina wax tari mayso!

Xukun baadil lagu raadshey
Dhibta looga bixi mayo


Sources: HAN & Geeska Afrika Online (1985-2014), The oldest free independent Free Press in
the region, brings together top journalists from across the Horn of Africa. Including
Ethiopia, Somalia, Eritrea, Sudan, Djibouti, South Sudan, Uganda, Kenya, Oromo, Amhara,
Somali, Afar and Harari. Plus, we have daily translations from 150 major news organizations
in the Middle East and East African regions. Contact at news@geeskaafrika.com

LEAVE A REPLY